Thread Rating:
  • 2 Vote(s) - 3 Average
  • 1
  • 2
  • 3
  • 4
  • 5
Kuwii diley Xil. Saado Cali Warsame oo ka sheekaynaya qaabkii ay u dileen- Video
#1
[Image: saado-cali-1.jpg]

Warbaahinta Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa baahisey rag dhawaan lagu qabtey magaalada Muqdisho kuwaas oo hawgal kale oo ka fashilmey lagu soo qabtey muddo saddex todobaad ah ka hor, 

barnaamijkan oo uu daadihinayey 
Weriyaha arrimaha sirdoonka uga warrama telefishanka 
Dowladda Federaalka Cabdicasiis Afrika, waxyaaba sida weyn looga sheekaynayo waxaa kamid ah 
dilkii Xil,.Saado Cali Warsamr iyo qaar kale oo badan, 
nimankan lagu eedeeyey in ay al-Shabaab yihiin 

isla markaana qiranaya dilalkaas, ayaan ka sheekeyneyn gacmaha ay caawinaadda ka heli jireen, iyo sida ay ku helijireen akhbaarta yoolkooda, sida Xildhibaanada Saado Cali oo ay sheegayaan in ay diyaarad raaci lahayd maalinta ay dilayaan maalinta ka danbeysey.



Reply
#2
Ma ahan dilka saado wax ku saabsan al shabaab
waa arin laga dambeeyo dilkaasi.
Dilka saado waxaa ka dambeey dhiig shiil iyo hawar gidir
weey cadahay midaasi
Reply
#3
Dahab shiil are killers and they fund terrorist they dont want Somalia to become peaceful country
the killing of Saado cali they are behind
Reply


Forum Jump:


Users browsing this thread: 1 Guest(s)